
Ka Qayb-qaado hubinta hufnaanta hannaanka doorashada, halkaan hoose kusoo gudbi wixii cabasho ama dhibaato la xiriirta doorashada ee aad aragtay.
Warbixintaada Waa Sir
Dhammaan warbixinuha/xogaha aad nala wadaagtid waa kuwo qarsoon waxana maamulaya shaqaale u tababaran ilaalinta iyo dhawrida xogta muwaadinka. Waxaad warbixin soo diri kartaa iyada oo aan la garanayn qofka aad tahay haddii aad rabto.